Somalia

Mareykanka : Waa in loo dhanyahay Arimaha Siyaasada Soomaliya ”

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka u qaabilsan Africa ayaa digniin culus usoo diray Madaxda Soomaalida ka...

Sheekh Shariif oo ka horyimid qodobadii ka soo baxay madasha wadatashiga

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga...

Farmaajo oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay Burburinta Madasha Wadatashiga Q...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si kulul weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu...

Maxaa laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ?

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa war-murtiyeed ka soo saaray shirkoodii uga socday magaalada Muqdisho, iyagoo ku gaaray isfaham...

MW Xasan oo Taliska AFRICOM kala hadlay dardargelinta Dagaalka Al shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kulan kula qaatay Jeneraal Michael E. Langley, oo ah...

Soomaaliya iyo Yemen oo xoojinaya xiriirkooda Diblumaasiyadeed

Soomaaliya iyo Yemen ayaa xoojinaya xiriirkooda Diblumaasiyadeed, iyada oo maanta wada hadallo Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Arrim...

kulankii Aqalka hoose oo Kooram la’aan u baaqday maanta

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa si adag uga hadlay baaqashad...

Shirkii madasha wadatashiga Qaranka oo furmay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shkh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka ...

DFS oo baaq deg deg ah kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Hiiraan

 Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa ku baaqay in si deg deg ah ...

DFS oo la wareegtay guri loo isticmaalayay falal liddi ku ah Amniga Qaranka

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta la wareegtay Guri la sheegay in lagu isticmaalayay waxyaabo lidd...

RW Xamse oo daahfuray shirweynaha Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirweynaha qaran ...

Hogaamiye Firdhiye oo gaaray Muqdisho

Wasiiro ka tirsan XFS, Mas'uuliyiin iyo qeybaha bulshada ayaa ku soo dhaweeyay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo Cabdi...

SBC Radio Live

Facebook Feed