Puntland

Golaha deegaanka degmada Boosaaso oo guddoomiye cusub doortay.

Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boosaaso ayaa maanta si rasmi ah u soo doortay guddoomiyaha cusub ee degamdaasi, kadib mark...

Puntland oo mamnuucday in shirar lagu taageerayo SSC Khaatumo

Maamulka Puntland ayaa mamnuucay qabashada shirar aan oggolaansho laga haysan maamulka gobolka Sanaag oo lagu taageerayo maamulka ...

Puntland iyo DFS oo ku loolamaya siyaasadda Sanaag iyo Haylaan.

Gobolada Sanaag iyo Highland ayaa wajahaya loolan siyaasadeed oo u dhexeeya Puntland iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo do...

Duqii degmada Boosaaso oo ku dhawaaqay inuu xilka iskacasiley.

Guddoomiyihii golaha deegaanka ahaana duqii degmada Boosaaso Cabdifitaax Maxamed Cismaan (Shanle), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay ...

MW Deni oo dhagaxdhigay wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdulahi Dani ayaa ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo ...

MW Deni oo daahfuray shirweyne looga arrinsanayo maamul baahinta

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ay...

Puntland oo xal ka gaartay cabashada ciidamadii ku dhaawacmay Cal-miskaad.

Xukuumadda Puntland ayaa jawaab deg deg ah ka bixisay cabasho ka soo yeertay qaar kamid ah ciidamadii ku dhaawacmay dagaalka Cal-m...

Ciidamo Calmisaak ku soo dhaawacmay oo gadood sameeyay

Guddiga Taakulaynta Ciidamada Puntland  ayaa lagu eedeeyay inay ku tafri faleen dhaqaalihii loogu talo galay daryeelka askarta ku ...

Muxuu kala kulmay Wasiir Caydiid Baarlamaanka Puntland ?

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga...

MW Axmed Madoobe oo Garowe lagu soo dhaweeyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaarey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland....

Puntland oo dhaliishay shirka ka socda Muqdisho

Puntland ayaa sheegtay shakhsiyaadka deegaanadeeda ka tagay ee ka qeyb galaya shirka wadatashiga ee Muqdisho ka socda in aysan mat...

Puntland oo soo dhoweeyay Golaha Samatabixinta, kuna baaqday in dalka la badbaad...

Madaweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo dhoweeyay Golaha Samatabixinta iyo badbaadada ee looga dha...

SBC Radio Live

Facebook Feed