Somali News

Mareykanka oo ballaarinaya duqeymaha ka dhanka ah Daacish iyo Al-Shabaab

Taliyaha ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), Gen. Michael Langley, ayaa u sheegay guddiga Senate-ka u qaabilsan ciidamada Ma...

MW hore Farmaajo oo si adag uga hadlay xariga Gudoomiyaha Ururka Shacabka

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyay xariga magaalada Muqdisho ugu geysteen l...

DFS oo go’aamo ka soo saartay Tahriibka dhalinyarada Soomaliyeed

War kasoo baxay Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in mudooyinkii u dambeeyay ay Hay'addu xoogga saa...

MW Xasan Sheekh oo la kulmaday qaar ka mid ah madaxda Maamulada dalka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan wadatashi ah isugu yeeray Madaxda Dowlad goboleedyad...

DFS oo Gudi Qaran u magacawday dagaalada Kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Qaran kaas oo ka shaqeyn doono Taak...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay dagaalka Alshabaab

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Golaha ...

Jubbaland oo hawlgallo ka dhan ah AS ka wado deegaannada Janaa Cabdalle iyo Afma...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland ayaa toddobaadkan wado hawlgallo lagu sugaayo amniga iyo d...

DSF iyo Asarbajaan oo kala saxiixday heshiis dhinaca waxbarashada ah

Madaxweynaha Asarbajaan Ilham Aliyev ayaa saxiixay wareegto lagu ansixiyay heshiis Iskaashi oo dhinaca Waxbarashada ah  oo u dhexe...

MW Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray dalka Jabuuti

Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhaw oo maanta ah...

QM oo albaabada u laabeyso xarumaha rootiga lagu sameeyo ee Qasa

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ku qasban tahay inay xirto dhammaan xarumaha lagu sameeyo rootiga ee Gasa, sababtuna tahay ...

Putin oo qoraya in ka badan 150,000 oo milatari ah

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa u yeeray 160,000 oo rag ah oo ay da’doodu u dhaxayso 18-30 jir, waana tiradii ugu badnayd ee aska...

17 jirada Tunisia oo guul sahlan ka gaaray dhigoodi Soomaaliya

Xulka Qaranka Tunisia ee Ciyaartooyda 17 jirada ayaa Talaadadii waxa ay ku bilowdeen tartanka Koobka Qaramada Afrika ee 17 jirada ...

SBC Radio Live

Facebook Feed