Somali News

Safarkii Abiy Ahmed ee Muqdisho oo war laga soo saaray

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali oo maanta Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ayaa soo gabagabeeyay Booqashadii oo qa...

Puntland oo sheegtay inay waddo howlgallo ka dhan ah firxadka ururka Daacish

Puntland ayaa sheegtay inay qaadday tallaabo lagula dagaalamayo firxadka kooxda Daacish ee ku dhuumalaysanaysa degaano ka tirsan g...

Rag wax tahriibiya oo la horkeenay Maxkamada G. Banaadir

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddoba qof oo xafiiska Xeer Ilaaliya...

Israa’iil oo duqeyn ka geysatay Koofrurta Suuriya

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay magaalo ku taal koonfurta caasimadda Suuriya, iyo sidoo kale gobolka koonfureed ee Da...

RW Xamse oo bogaadiyay howlgalada ka socda G. Shabeelada dhexe iyo Hiiraan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in ay taageero ka kooban adeegyada muhiimka a...

DFS oo sheegtay in Saraakiil katirsan ‘AS’ lagu dilay duqeymo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal si wadajir ah isaga kaashadeen Maraykanka oo ka dhacay Gobolka ...

NISA oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho (SONNA): Hay’adda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaliyeed ee NISA ayaa faah faahin ka bixisay laba hawlgal oo lagu...

Muxuu kala hadlay Taliye Cismaan guddiga farsamada xiriirka arrimaha xasillinta?...

Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa bogaadiyay shaqada guddi howle...

Ciidanka Puntland oo la wareegay deegaanka Dhaadaar

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo warbixin kooban soo saaray ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ay maanta la wareegeen degaanka D...

Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay madaxda Liibiya ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha G...

SBC Radio Live

Facebook Feed