DFS oo sheegtay in ay Duqaymo ka fulisay Buuraha gobolka Bari

Dowlada Soomaliya ayaa sheegtay iyada oo kaashanaysa Taliska Mareykanka ee Soomaliya AFRICOM in ay howlgalo duqaymo ah ka fulisay meel 70km koonfur bari u jirta magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaso.

Duqaymahan ayay sheegtay in ay la beegsatay xubno ka tirsan kooxda Daacish oo mudo halkaasi ku dhuumalaysanayay .

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed