Somali News

Puntland oo gacanta ku dhigtay Nin dilal ka geysta Gaalkacyo oo baxsad ahaa

Cabdiqani Saleebaan Jaamac (Sayloor), oo horey uga tirsanaa Al-Shabaab kana mid ahaa dadkii lagu xukumay dilka, ayaa gacanta lagu ...

MW Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Hogaamiye Firdhiye

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada dalka ku qaabilay hoggaamiyaha ...

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

Samiira Ducaale waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay kuna soo barbaartay dalka Ingiriiska (UK). Waxa ay ka mid tahay dadka baahiy...

Roobab khasaare geystay oo xalay ka da’ay Muqdisho

Muqdisho ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ka da’ay roob xooggan oo saameyay isku socodka magaalada iyo goobaha muhiimka ah ee ...

Mareykanka : Waa in loo dhanyahay Arimaha Siyaasada Soomaliya ”

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka u qaabilsan Africa ayaa digniin culus usoo diray Madaxda Soomaalida ka...

Sheekh Shariif oo ka horyimid qodobadii ka soo baxay madasha wadatashiga

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga...

Soomaliland oo Ajaanibta ku sugan deegaanadeeda diiwaan-galinaysa

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku amartay dhammaan ajaanibta ku sugan gudaha maamulka...

Jubaland oo ka jawaabtay war ka soo baxay shirkii wadatashiga qaranka

Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka  khuseyn go’aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lag...

Farmaajo oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay Burburinta Madasha Wadatashiga Q...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si kulul weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu...

Maxaa laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ?

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa war-murtiyeed ka soo saaray shirkoodii uga socday magaalada Muqdisho, iyagoo ku gaaray isfaham...

MW Xasan oo Taliska AFRICOM kala hadlay dardargelinta Dagaalka Al shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kulan kula qaatay Jeneraal Michael E. Langley, oo ah...

SBC Radio Live

Facebook Feed