Somali News

Puntland iyo DFS oo ku loolamaya siyaasadda Sanaag iyo Haylaan.

Gobolada Sanaag iyo Highland ayaa wajahaya loolan siyaasadeed oo u dhexeeya Puntland iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo do...

Duqii degmada Boosaaso oo ku dhawaaqay inuu xilka iskacasiley.

Guddoomiyihii golaha deegaanka ahaana duqii degmada Boosaaso Cabdifitaax Maxamed Cismaan (Shanle), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay ...

RW Xamse oo oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorg...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakii...

MW Deni oo dhagaxdhigay wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdulahi Dani ayaa ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo ...

DFS oo Uganda uga tacsiyadeesay dadkii uga dhintay Diyaarad kusoo dhacday Garoon...

Dowladda Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Uganda, kadib shilkii naxdinta lahaa ee khasaaraha ka ...

Gabadhii ugu horreysay ee xijaaban oo kasoo muuqata telefishinnada Kenya

Daawo wareysi aan layeelanay Jamila Mohamed oo ah gabadhii ugu horreysay ee xijaaban oo kasoo muuqata telefishinnada Kenya, waana ...

AUSSOM oo war kasoo saartay diyaarad ku dhacday Garoonka Muqdisho

Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya AUSSOM ayaa war kasoo saaray Diyaarad taabacsan Howlgalka ayna lahaayeen ciidamada Uganda e...

Agaasimihii Wasaarada Kaluumaysiga Puntland oo beeniyay eedeyn loo jeediyay

Agaasimihii wasaaradda Kalluumeysiga Puntland, Sharma’arke Yaasiin Beeldaaje oo dalka dibaddiisa ku maqan ayaa beeniyay in uu laca...

RW Xamse oo dhagax-dhigay xarunta Wasaarada Kaluumaysiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga ...

DFS oo sheegtay in dhaqaalaha Soomaaliya sare u kacay sadankii 2024.

Hay’adda Istaatistikada Qaranka ayaa soo saartay warbixin muujinaysa koboc dhaqaale oo la taaban karo ee sanaddii 2024, iyadoo wax...

Iiraan oo weerar kale ka cabsi qabta ,digniina soo saartay

Mareykanka waa in uu meesha ka saaraa weerar kale oo ka dhan ah Iran haddii uu doonayo in uu dib u bilaabo wadahadalka diblomaas...

SBC Radio Live

Facebook Feed