Golaha Wasiirada Soomaliya oo amar lagu soo rogay

Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta ku dhawaaqay in hadda kadib xilalka la magacaabayo iyo kuwa magacaaban lagu saleynayo dastuurka cusub.

Xubnaha Golaha Wasiirrada ee ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa la faray in ay hal dhinac raacaan, maadaama dastuurka la ansixiyay uu dhigayo in xildhibaanku noqon karin wasiir.

Ilaa 15 xubnood oo ka tirsan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa xildhibaano iyo senetaro ah, kuwaas oo uu dastuurka cusub saameynayo, islamarkaana la doonayo in ay dhinac raacaan.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed