Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo maalintii 5-aad kulamo ka wada magaaada Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa magaalada Baydhabo ka wada kulamo xiriir ah oo looga hadla...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay dalka Turkiga

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar hubeysan oo lagu qaaday meel u dhow qunsilyada ay Israa’iil ku leedahay magaalada Ista...

Wasiirada cusub ee Puntland oo la dhaariyay

Waxaa maanta xarunta madaxtooyada Puntland ee Garowe lagu dhaariyay qaar ka mid ah xubnaha cusub ee golaha wasiirada, kuwaas oo ma...

Dowladda Federaalka oo baaq u dirtay Somaliland

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay colaadda ka taagan deegaannada gobolka Awdal ee u dhaxaysa beelaha Gadabuursi iyo ...

DFS oo Hogaamiye ku meel gaar ah u magacowday Koonfur-Galbeed

Dowladda Soomaaliya ayaa Hoggaamiyaha KMG ah Koofur Galbeed u magacowday Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ka dib wareegto ka soo baxd...

Ra’iisul Wasaaraha Australia oo sheegtay inaan lagala tashan dagaalka Iiraan

Ra’iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanese, ayaa sheegay in inkastoo Australia ay taageersan tahay ujeeddada ah "in laga hor...

Qodob la filayey inuu Trump kaga hadlo khudbadiisa xalay basle uusan soo qaadin

Hal arrin oo uusan kusoo qaadin khudbaddii Madaxweyne Trump ayaa ahayd gaashaanbuurta NATO, taas oo sii muuqatay ka dib markii w...

Xildhibaannada goleyaasha deegaanka gobolka Banaadir oo maanta la dhaarinayo

390 Xildhibaan oo 25 bishii Decembar ee sannadkii hore lagu doortay Doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo ku wajahan

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay halk...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), Mustafa Duhulow, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowla...

Akhriso magacyada Wasiiradda uu xilka ka qaaday Saciid Deni

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo lagu magacaabay qaar ka mid a...

Saraakiisha Ciidamada Federaalka oo kulan ka yeeshay Adkaynta Amniga Baydhabo

Magaalada Baydhabo waxaa ka dhacay kulan looga hadlay amniga Magaaladaas, saraakiisha ciidamada qaybahooda kala duwan ayaa ka shir...

SBC Radio Live

Facebook Feed