Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa si adag uga hadlay dhul Boobka ay dowlada Xasan Sheekh Maxamuud kawado magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya .
war qoraal ah oo uu soo saaray ayuu ku sheegay in la gaaray dhamaadka mudo xileedka Xasan Sheekh wixii intaas ka danbeeyana aan loo dulqaadan karin ficilada ay dowladiisu wado


