Somali News

RW Xamse oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula ku...

Puntland oo ka hortimid go’aanka lagu xirayo shaqada xafiiska UNSOM

Puntland ayaa go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabi’iyo xafiiska UNSOM ku tilmaamtay, go’aan aan laga...

Maxay kawada hadleen RW Xamsa oo Madaxweyne Ruto?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Nairobi waxa uu kula kulmay Madaxweynaha Dalk...

Mareykanka oo sheegay in Israaiil ay jabisay shuruucda caalamiga

Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihi shaaca ka qaadday, in hubka ay ugu deeqday Isra’il ee ay u adeegsatay dagaalka ay ka waddo Gaza, ...

RW Xamse muxuu kala hadlay gudiga Doorashooyinka Kenya?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-b...

Wasiirka Maaliyadda DFS oo war cusub ka dhawaajiyay

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in afartii bil ee u dambaysay uu kordhay dakhl...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kormeeray Xarunta Hay’adda SoDMA.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta ...

Muxuu RW Xamse kala hadlay ganacsatada soomalida ah ee Kenya ku dhaqan?

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay Shir laba-geesood ah .

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shirka laba-...

Boqorka dalka Urdun oo digniin udiray Mareykanka

Boqorka dalka Urdun ayaa uga digay Mareykanka in weerarka Israa’iil ay ku qaadday Rafax uu ku hanjabay inuu horseedi doono "xasuuq...

Puntland oo eedeymo u jeedisay Dowlada Soomaliya

Wasaaradda Cadaaladda, arimaha diinta, dastuurka iyo dhaqancelinta Puntland ayaa ku eedaysay Dawladda Federalka Soomaaliya inay si...

DFS oo ka digtay Roobab Daadad wata oo ka da’aya Gobolada dalka

Hay'adda Maareynta iyo Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino hor leh ku aadan in maalmaha soo socda...

Facebook Feed

Twitter Feed