Somali News

Booliska gobolka Bari oo sheegay in ay qabteen xubno ka tirsan Daacish

Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bari Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo la hadlay SBC ayaa sheegay in Bosaso ay ka socdaan howlgalo kala...

Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya oo Dib u Eegis Ku Samaynaysa Bixinta Fiisaha...

Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya, oo ku taalla Muqdisho, ayaa ku dhawaaqday inay dib u eegis ku samaynayso diyaar garowgeeda fa...

Faahfaahin: Gadiid Lagu Qabtay Xeebaha Eritrea oo Hub U Siday Itoobiya

Warar cusub ayaa kasoo baxaya saddex markab oo bishii Nofeembar 2024 lagu qabtay biyaha Eritrea, kuwaas oo sida la sheegay u rarna...

Faahfaaahin ka soo baxaysa duqeyn xalay ka dhacday Buuraleyda Calmiskaad

Puntland ayaa xaqiijisay in duqeymo labo ah ay Xalay (12kii Febraayo 2025) ka dhaceen buuraha Calmiskaad, waxaana lagu dilay in ka...

Trump iyo Putin oo ku kulmi doona Sacuudiga

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Arbacadii uu kulan dhanka teleefoonka la yeeshay Vladimir Putin. Wicitaanka...

Xukun lagu riday Nin iyo naag isqaba oo muuqalo anshax xumo ah iska duubay

Maxkamadda Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay nin iyo xaaskiisa oo lagu eedeeyey in ay iska ...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday Heshiisyo Iskaashi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan Muda...

DFS oo amar dhuldhigtay dhismaha guryaha magaalada Muqdisho

Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in aanay la dhisi karin dhismo aan warqad looga heysan Maxkamad, waxaana uu tilmaamay in...

Dooni Yaman laga leeyahay oo lagu weeraray xeebaha Soomaliya

Taliska Midowga Yurub ee Howlgalka Atalanta (EUNAVFOR) ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar looga shakisan yahay in burcad-badeed ay ...

AFRICOM ayaa faahfaahin ka bixisay duqeyntii ay ka geysatay buuraha Calmiskaad

Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen 1-da Febraayo 2025 buuraha Calmiskaad, 50 mayl koonfur-bari ka...

MW Xasan Sheekh oo sagootiyay ciidamo loo direy furimaha dagaalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada...

MW Lugatoor,”DFS ciidan ugama baahnin laakiin….”

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maant...

SBC Radio Live

Facebook Feed