Somali News

RW Xamse oo daah-furay qorshe mihiim u ah Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay kulan aqoon is weydaarsi ah...

Maxay kawada hadleen MW Deni iyo Safiirka UK ee Soomaaliya?

Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyagoo ka wada hadlay khilaafka si...

Maxkamadda Racfaanka oo markale la hor keenay Eedeysane Sayid cali

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay kiiska dacwadda loo heysto Sayid cali Macalin Daa'uud oo ku...

Soomaaliya & Turkiga oo ku ballamay xoojinta iskaashiga Amniga

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Saalax Axmed Jaamac oo ku sugan Dalka Gambia ayaa Magaalada Banjul kulan gaar ah kula qaatay Wa...

Maxay kawada hadleen MW Xasan iyo Marwo Catriona Lainga?

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Q...

Puntland oo soo bandhigtay Kartooman ay ku jiraan Baco la mamnuucay isticmaalkoo...

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimillada  Puntland ayaa soo bandhigtay Kartooman ay ku jiraan Baco oo ay Wasaaraddu ku sheegta...

MW Deni oo qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Dalka UK

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee So...

RW Xamsa oo sagootiyay Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha QM u qaabilsan arrimaha S...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah kula qaatay ...

QM: Macluul Buuxda ayaa ka jirta Waqooyiga Gaza”

Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay Jimcihi in waqooyiga Gaza ay hadda ka jirto macluul buuxda, kaddib muddo...

Turkiga oo jaray xiriirkii ganacsi ee Israa’iil

Turkiga ayaa sheegay in uu joojinayo dhammaan ganacsigii kala dhexeeyay Israa'iil sababo la xiriira dagaalka Qasa, isagoo si gaar ...

Maxay ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Hes...

Laftagareen oo Baydhabo ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo k...

SBC Radio Live

Facebook Feed