Somali News

MW SSC Khaatumo oo magacaabis cusub sameeyay

Hogaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo ayaa sameeyay magacaabis iyo isku shaandhay ka dib warqad ka soo baxday xafiiskiisa . Hoo...

MW Qoorqoor oo kulan la yeeshay Wakiilka xoghayaha QM u qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye  oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka iyo qaar ka mid ah Golaha wasi...

Maxkamadda Racfaanka oo soo gabagabeysay dhegaysiga dacwadda Sayid Cali Macallin...

Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir, ayaa maanta soo gabagabaysay dhegaysigii labaad ee dacwadda iyo difaaca xukumane Sayid C...

RW Xamse oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula ku...

Puntland oo ka hortimid go’aanka lagu xirayo shaqada xafiiska UNSOM

Puntland ayaa go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabi’iyo xafiiska UNSOM ku tilmaamtay, go’aan aan laga...

Maxay kawada hadleen RW Xamsa oo Madaxweyne Ruto?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Nairobi waxa uu kula kulmay Madaxweynaha Dalk...

Mareykanka oo sheegay in Israaiil ay jabisay shuruucda caalamiga

Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihi shaaca ka qaadday, in hubka ay ugu deeqday Isra’il ee ay u adeegsatay dagaalka ay ka waddo Gaza, ...

RW Xamse muxuu kala hadlay gudiga Doorashooyinka Kenya?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-b...

Wasiirka Maaliyadda DFS oo war cusub ka dhawaajiyay

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in afartii bil ee u dambaysay uu kordhay dakhl...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kormeeray Xarunta Hay’adda SoDMA.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta ...

Muxuu RW Xamse kala hadlay ganacsatada soomalida ah ee Kenya ku dhaqan?

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay Shir laba-geesood ah .

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shirka laba-...

SBC Radio Live

Facebook Feed