Somali News

DFS iyo Itoobiya oo kuwada hadlaya dalka Turkiga

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadad & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi...

QM oo ka digtay halista amni ee kooxda Alshabaab

Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, ayaa ka digay kooxda Alshaba...

Madaxda qaranka oo ka qeyb-galay Aaska Marxuum Jawaari

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qa...

MW Laftagareen oo daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe...

RW Xamse oo magacaabay Gudiga Aaska Marxuum Jawaari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi si gaar ah u agaasima Aaska Marxuum Pr...

DFS oo beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Alshabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxa...

Maxaa lagu ansixiyay shirka Golaha wasiirada Soomaliya?

Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku...

DFS iyo Ururka Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC oo heshiis galay

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Vienna ee xarunta Wadanka...

Booliska Puntland oo lagu wareejiyay Eedeysan dil geystay oo baxsad ahaa

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa magaalada Garoowe ka dejiyay eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo maalin ka hor Ciidank...

MW Muuse Biixi ” Hishiiskii Itoobiya waa khasab in uu hirgalo ”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya ay ka go'antahay in isfahankii badda loo badalo...

MW Xasan Sheekh ” cidna ka ogalaan mayno kala go’a dalkayaga ”...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlayay xuska 64-sano guuradii kasoo wareegtay markii ay xornimada qaateen gobolada waqooyi ee Soom...

Ururka MAP oo Garowe Tababar ku soo Gabagabeeyay

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 25 June, 2024 Garowe ku soo gabagabeeyey tababarka Dhisidda Awoodda iyo Tayada Haw...

SBC Radio Live

Facebook Feed