Somali News

Puntland & Jubbaland oo war kasoo saaray ciidankii maanta dib looga celiyay...

War kasoo baxay waqti isku mid ah Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa looga hadlay go’aanka Dowladda Federaalka ay maa...

DFS oo dib u celisay Ciidankii hubaysnaa ee Siciid Deni & Axmed Madoobe isk...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay dib u celisay diyaarado waday Ciidamada hubaysan oo kasoo duullay Garoowe &am...

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta galinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Garowe, kaddib safar muddo ...

Madaxweynaha Iiraan oo eedeymo u jeediyay Netanyahu, Trump iyo Yurub

Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa maanta sheegay in hoggaamiyeyaasha Mareykanka, Israa’iil iyo Yurub ay ka faa’iideysteen...

Masar iyo DFS oo beeniyay in la Joojiyay Baasaboorka Soomaaliga

Duulimaadyada ka baxaya Soomaaliya ee aadaya dalka Masar ayaa manta si caadi ah u shaqeynaya, iyadoo aysan waxba iska badalin socd...

MD Xasan oo Jigjiga kula kulmay madaxda Jabuuti & Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaara...

Iiran oo shaacisay meelaha ay bartilmaameedsan doonto haddii Mareykanku soo weer...

Cali Shamkhani, oo ah la-taliye sare oo u dhow Hoggaamiyaha Sare Ayatollah Cali Khamenei, ayaa digniin u diray isagoo ku qoray b...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo cafis u fidisay Axmed Madoobe

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay burisay dacwadda ciqaabeed ee loo heystay Madaxweynaha Do...

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Soomaliya

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ...

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo xilkii qaaday taliyihiimi milatariga Soomaaliya

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa shaqada ka cayriyay taliyaha Milatariga Janaraal Odowaa Yuusuf Raage sida ay BBC-da u xaqiijiy...

Trump oo ku hanjabay in ay weerar Militeri ku qaadayaan dalka Iiraan

Madaxweynaha Mareykanka, Donald  ayaa ku hanjabay inuu weerar milateri ku qaadi doono Iiraan, haddii aysan ku soo laaban heshiiska...

RW Xamse oo la kulmay saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay waf...

SBC Radio Live

Facebook Feed