Somali News

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Shacabka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ...

MW Qoor qoor oo la kulmay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa madaxtooyada ku qaabbilay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya e...

Puntland oo sheegtay inay xaq uleedahay inay hub soo iibsato

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay, in Puntland ay xaq u leedahay inay keensato hub si ay isugu d...

Qoys lagu eedeeyey dhaqaale Ururinta Al-shabaab oo xukun lagu riday

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan ka gaartay kiiska loo heysto Xasan Cismaan Aadan, Labo Haween oo u dhaxay iyo Gabad...

Waa sidee waxbarashada caruurta maqalka la’? Caqabadaha ay wajahaan muqaalkan ka...

Waa sidee waxbarashada caruurta maqalka la’? Caqabadaha ay wajahaan muqaalkan kaga boggo.

Wasiirka Amniga oo guddoomiyay shirka ka hortagista hubka sharci darrrada ah

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shir loo...

Dad badan oo ku dhintay qarax ka dhacay Iiraan

Qarax weyn oo sababay dhimashada ugu yaraan 30 qof iyo dhaawaca 17 kalena ayaa ka dhacay goob dhuxusha laga qodo oo ku taalla maga...

Waare: Soomaaliya wax dan ah uguma jirto kala jeclaanshaha Itoobiya iyo Masar

Ku xigeenka xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD ahna madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa shee...

RW Xamse oo u safray magaalada New York

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amb...

MW Siciid Deni “Nabad dhalinta Soomaaliya waxaa ku gedaaman in la helo Xal Siyaa...

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo jeediyay in la raadiyo dhabbaha rasmiga ah ee lagu gaari ...

Jubbaland oo faahfaahisay howlgalo ka socda Jubbada Hoose

Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland Jeneraal Ismaaciil Saxardiid Kaydsane oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalad...

Madaxweyne Xasan oo si adag uga hadlay hubka sharci daradaha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digniin adag ka soo saaray ka ganacsiga hubka sharci darrada ah , isagoo hoosta...

SBC Radio Live

Facebook Feed