Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku baaqday in shuruud la’aan la joojiyo dagaal ka socda Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag oo sababay khasaara naf iyo mid maaliyadeed.
Warsaxaafadeedka Wasaaradda ayaa dhinacyada dagaalamaya loogu baaqay in ay colaadda ay baddelaan wadahadal looga fogaado dhiig kale oo lagu daadiyo deegaannada ay ku dagaalamayaan.
Halkaan ka aqriso Warsaxaafadeedka: