Xiisad dagaal oo ka taagan magaalada Ceerigaabo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo SSC Khaatumo.

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in rasaas laga maqlayo gudaha magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Weli lama oga khasaaraha dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay dagaalka oo weli socda.

Dagaalka ayaa ku soo aadaya xilli maanta Madaxweynaha Somaliland magacaabay Golaha Wasiiradda.

Wixii soo kordha la soco Allsbc

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed