Somali News

RW Xamse ” Duqan cusub ee Muqdisho waa kii ugu danbeeyay magacaabis ku ima...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caasimadda ay ka bi...

Boqor Burhaan oo Booqday Xarunta Cuqayliyiinta ee Masar.

Boqorka Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa booqday magaalada “Mansh’at Abuu Cumar” ee ku taal degmada Xuseeyniya ee gobolka Ba...

MW Xasan Shiikh oo dhagax dhigay mashruuca Gateway Complex oo laga hirgelinayo M...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay Mashruuc horumarineed oo lagu magacabaay Gateway Complex, kaasi oo la fil...

Trump: Turkiga ayaa hayn doona furaha Suuriya

Madaxweynaha la-doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay in Turkiga “uu hayn doono furaha” waxa ka dhacaya Suuriy...

MW Xasan Sheekh oo la Kulmay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan ...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaar...

QM oo ku baaqday in la balaariyo arrimaha bini’aadantinimada

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa sheegay in uu u baahan yahay 1.42 bilya...

DFS oo baaq ka soo saartay xaalada magaalada Ceerigaabo

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku baaqday in shuruud la’aan la joojiyo...

SSC Khaatumo oo Markale Somaliland Ku Eedaysay Colaada Ceerigaabo

Maamulka SSC Khaatumo ayaa sheegtay in Somaliland ay si badheedh ah u beegsatay qaar kamid ah shacabka Ceerigaabo, kadib dagaal 2 ...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirweynaha 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caal...

Cabsi laga qabo Dagaal dhexmara Suuriya & Israa’iil

Cabsi xooggan ayaa ka taagan xad beenaadka u dhaxeeya Suuriya iyo Israa’iil kaddib markii ciidanka Yuhuudda ay isku faafiyeen qayb...

Jubaland oo Askartii ay ku qabatay Raaskambooni udirtay Muqdisho

Maamulka Jubbaland ayaa maanta markii labaad magaalada Muqdisho u diray askar katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas ...

Xiisad dagaal oo ka taagan magaalada Ceerigaabo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo ci...

SBC Radio Live

Facebook Feed