Somali News

MW Guudlaawe oo la kulmay madaxda Hay’addaha amniga

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan ku aadan adkeynta amniga wa...

MW Lafta-gareen oo saxiixay sharciga naafada Koonfur-galbeed

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Shrciga Naafada Koonfur Galbeed...

Wafdi ka socda Azerbaijan oo Muqdisho soo gaaray

Wafdi ka socda Azerbaijan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaa hoggaaminayo  Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Di...

MW Ciro ” dhibta waan la qeybsanynaa dadkii ku hanti beelay suuqa idaacada...

Madaxweynaha Soomaliland Cabdiraxmaan Ciro oo booqday dabkii suuqa Idaacada xalay ka kacay ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in d...

MW hore Muuse Biixi oo ka hadlay dabkii suuqa Idaacada ee Hargeysa

Madaxweynihii hore ee  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal murugo ah u diray dhammaan dadka iyo ganacsatada hantidoodii ...

Dalalka Canada iyo Mexico oo u jawaabay Trump

Dowladah Canada iyo Mexico ayaa si isku mid ah ugu jawaabay, canshuur-kordhinti uu Sabtidi badeecadaha ay u soo dhoofiyaan Mareyka...

Khasaare ka dhashay dab kakacay suuqa labaad ee ugu weyn Hargeysa

Dab aad u xoogan ayaa xalay qabsaday Suuqa Gobonimo, oo ah suuqa labaad ee ugu weyn Hargeysa, marka laga yimaado suuqa Waaheen oo ...

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka M. Rubio oo baaqanaya Latin America

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa Sabtidii ka dagay dalka Panama, isaga oo bilaabay safarkiisii ugu horr...

RW Xamse ” Raali kama nihin barakicinta reer Gaza ”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dowlad...

Taliye Asad oo Safiirka UK kala hadlay dagaalka argagixisada

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa magaalada Muq...

Puntland oo sheegtay in 46 Xubnood oo Daacish ah lagu dilay duqayntii Calmiskaad...

Afhayeenka ciidamada Puntland ee howlgalka ka dhanka ah Daacish, Gen. Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo), ayaa faahfaahin ka bixiya...

SBC Radio Live

Facebook Feed