Somalia

Kenya oo maanta ka furmay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka...

Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Hor...

MW Xasan Sheekh oo Dowlada Tanzania u mahadceliyay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda iyo shacabka Tanzania uga mahadceliyay garab i...

MW Guudlaawe oo booqday xarunta Hay’adda SODMA

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka SODMA mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kusoo dhaweeyay xarunta Hay’adda mada...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlayaa madaxweynaha Tanzania?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Daarusalaam kula kulmaya Madaxweynaha Dalka ...

Baledweyne oo looga cabsi qabo in uu ku fataho Wabiga Shabeelle

Wabiga Shabeelle ee dhaxmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dhowrkii saacadood ee lasoo dhaafay keena...

RW Xamse Cabdi Barre oo go’aamo soo saaray

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel ka baxsan dalka lagu qabto shirarka u dhexeeya heerarka kala duw...

Maxaa sababay dib u dhaca shirkii golaha wadatashiga qaranka ?

Dib u dhac ayaa ku yimid Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee maanta oo ah 20ka Abriil 2024 ay ku ballansanaayeen Madaxda Dowladd...

Waddamada G7 oo ku baaqay in la taageero Soomaaliya,

Shir ay yeesheen wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka G7 ayaa waxay walaac ka muujiyeen heshiiskii Is-afgaradka ahaa ee arrimaha ...

Wasiirka Maaliyada Soomaliya oo kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyad...

MW Xasan Sheekh oo gudoomiyay shirka amniga Caasimada

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoom...

Raysal wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay Orodyahan guul weyn u soo hooyay So...

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Raysal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa mag...

Wasiir Cali Xoosh oo xilkii kala wareegay Wasiir Fiqi

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee ...

SBC Radio Live

Facebook Feed