Somalia

Wafdi uu hoggaaminayo RW ku xigeenka labaad ee Dalka oo gaaray Qaahira

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali iyo wafdi la socda ay...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miis...

Xildhibaano eedeymo u jeediyay Madaxweyne Deni iyo Wasiir Juxa

Xildhibaanada xisbiyada mucaaradka ee Puntland ayaa qaadacay heshiis ay wada galeen xisbiga Kaah ee uu guddoomiyaha ka yahay madax...

Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay

Wasiiru dowlihii Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirashiid Jire Qalinle ayaa goordhaw shaaciyay inuu iscasilay, ...

DFS oo sheegtay in amniga dalka Itoobiya uu faraha kasii baxayo

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay Itoobiya in ay u baahan tahay amni gudaheeda ah, isagoo s...

MW Xasan Sheekh oo magacaabay sarakiil ciidan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sameeyay isbeddel la xiriira hoggaanka ciidamada, kadib markii soo jeedin uga...

RW Xamse iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Slovenia oo ka wada hadlay iskaashiga ...

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka a...

Baarlamaanka JFS oo aqbalay codsiga MW Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay labada Gole ee Baarlamaanka ayaa diir...

DFS oo war ka soo saartay dagaal ka dhacay Qorilugud

Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed kasoo saartay colaado u dhaxe...

Agaasimahii Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo is casilay

Agaasimahii Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdulqaadir Cali Dige ayaa goordhaw shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu ka haay...

MW Xasan Sheekh & Madaxa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka oo ka wada hadlay af...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehelinayey Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...

Maxaa lagu ansixiyay kulanka Golaha Wasiiradda?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshii...

SBC Radio Live

Facebook Feed