Somalia

MW Xasan Shiikh oo dhagax dhigay mashruuca Gateway Complex oo laga hirgelinayo M...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay Mashruuc horumarineed oo lagu magacabaay Gateway Complex, kaasi oo la fil...

MW Xasan Sheekh oo la Kulmay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan ...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaar...

QM oo ku baaqday in la balaariyo arrimaha bini’aadantinimada

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa sheegay in uu u baahan yahay 1.42 bilya...

DFS oo baaq ka soo saartay xaalada magaalada Ceerigaabo

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku baaqday in shuruud la’aan la joojiyo...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirweynaha 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caal...

Cabsi laga qabo Dagaal dhexmara Suuriya & Israa’iil

Cabsi xooggan ayaa ka taagan xad beenaadka u dhaxeeya Suuriya iyo Israa’iil kaddib markii ciidanka Yuhuudda ay isku faafiyeen qayb...

Xiisad dagaal oo ka taagan magaalada Ceerigaabo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo ci...

RW Xamse oo furay Shirweynaha Ka Hortagga iyo la Dagaallanka Maalgelinta Argagix...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in lacagta la siiyo arg...

Mustafe Dhuxulow oo loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsi...

Maxay ku Hishiiyeen Soomaliya iyo Itoobiya ?

Waxaa magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wada hadaladii u dhaxeeyay Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya kaa oo ay garwadeen ka a...

MW Hore Farmaajo oo si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay Raaskambooni

Madaxweyne hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qoraal ka soo saaray dagaalkii Raaskambooni ayaa sheegay in wax laga...

MW Xasan oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga ErdoÄŸan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ErdoÄŸan ayaa...

SBC Radio Live

Facebook Feed