Somalia

MW Xasan Sheekh oo warqadihii Aqoonsinimo ka gudoomay Afar safiir

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirr...

Xulka Koonfur-Galbeed oo u duulay Baydhabo ka dib weerarkii……”...

Ciyaartoyda xulka kubada cagta Koonfur-galbeed ayaa saaka ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee caasimada dal...

Al-shabaab oo gacanta ku dhigay Muwaadiniin u dhashay Ukraine

Muwaadiniin u dhashay dalka Ukraine oo la sheegay inay saarnaayeen diyaarad nuuca qumaatiga u kacda ayaa la sheegay in ay u gacan ...

Mareykanka oo taageeray shir looga hadlayo xiisada Itoobiya & Soomaliya

Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay shir madaxeedka IGAD oo dhici doona 18-ka bishan Janaayo, kaasoo looga hadli doono heshiisk...

Koonfur-Galbeed oo ka hadhay koobkii ka socday Muqdisho

Xulka kubada cagta Koonfur-galbeed ayaa isaga baxay koobka Maamul Goboleedyada iyo gobolka Banaadir ka dib weerar lagu qaaday bask...

Sucuudiga oo hal arin ku taageeray madaxbanaanida Soomaliya

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku soo biirtay dalalka caalamka ee taageeray Midnimada iyo Madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliy...

MW Xasan Sheekh”Itoobiya waa sida Al-shabaab oo kale ”….

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in xadgudubka dowladda Itoobiya kula kacday ay iska dhicinayaa...

MW Xasan oo hal arin oo ku saabsan Itoobiya kal hadlay Annette Weber.

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta xarunta madaxtooyada dalka ku qaabilay Ergayga gaark...

Bannaan-baxayo gilgilay magaalada Muqdisho….

kumanaan ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee diidan damaca gurracan ee Itoobiya ku raadinayso in ay ku qaadato qayb ka mid ah Badda...

Xoghayaha guud ee QM muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay?

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa  war ay soo saareen ku sheegay, in madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud uu la wadaagay xoghayah Qaramada ...

RW Xamze oo UK Ku Amaanay Diidmada Heshiiskii Bada ee Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...

MW Xasan Sheekh oo booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo u...

Facebook Feed

Twitter Feed