Somali News

MW Axmed Madoobe ” Suuqa Bakaaraha laga sameeyay Gudiga Doorashada”

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in uusan wax kalsooni ah ku qabin guddiga doorashooyink...

MW Xasan “Dadka wax haysta ha garab istaagaan kuwa gacantoodu gaaban tahay”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo fariin hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Shacab...

MW Deni oo 7 cisho u qabtay in ay cafis ku dalbadaan dadka la shaqeeya IS

Madaxweyne dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo habeenimadii xalay ka hadlay dagaalka argagixisada ayaa sheegay in wejiga...

Puntland oo ku dhawaaqday wajiga 3aad ee dagaalka Daacish

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa shacabka la hadlay ayaa ku dhawaaqay in la soo afmeeray wejigii 2a...

Safarkii Abiy Ahmed ee Muqdisho oo war laga soo saaray

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali oo maanta Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ayaa soo gabagabeeyay Booqashadii oo qa...

Puntland oo sheegtay inay waddo howlgallo ka dhan ah firxadka ururka Daacish

Puntland ayaa sheegtay inay qaadday tallaabo lagula dagaalamayo firxadka kooxda Daacish ee ku dhuumalaysanaysa degaano ka tirsan g...

Rag wax tahriibiya oo la horkeenay Maxkamada G. Banaadir

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddoba qof oo xafiiska Xeer Ilaaliya...

Israa’iil oo duqeyn ka geysatay Koofrurta Suuriya

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay magaalo ku taal koonfurta caasimadda Suuriya, iyo sidoo kale gobolka koonfureed ee Da...

RW Xamse oo bogaadiyay howlgalada ka socda G. Shabeelada dhexe iyo Hiiraan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in ay taageero ka kooban adeegyada muhiimka a...

DFS oo sheegtay in Saraakiil katirsan ‘AS’ lagu dilay duqeymo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal si wadajir ah isaga kaashadeen Maraykanka oo ka dhacay Gobolka ...

NISA oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho (SONNA): Hay’adda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaliyeed ee NISA ayaa faah faahin ka bixisay laba hawlgal oo lagu...

SBC Radio Live

Facebook Feed