Somali News

Israaiil oo damacsan in dhul cusub ay ka qaadato Magaalada Gaza

Wasiirro katirsan Xukuumadda Israaiil ayaa wada qorshe cusub oo la xiriira sidii ay bannaanka usoo dhigi lahaayeen damacooda ah in...

Maxay ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ?

Xildhibaannada Golaha Wakiillada dowlad gobaleedka Puntland ayaa ansixiyey Miisaaniyad KMG ah ee Dawladda ku shaqeyn doonto muddo ...

MW Xasan Sheekh oo Talyaaniga uga qeyb-galaya……..

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas o...

Ilhaan Cumar “Badeena cidi ma qaadan karto inta aan annigu Congress-ka joogo ...

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Congress-ka Mareykanka ayaa si adag uga hadashay damaca dowladda Itoobiya ee Badda Cas...

Muxu Ra’iisul wasaare Xamse ka daah-furay Muqdisho?

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta daah furay mashaariic la xiriirta dhinacyada Caafi...

Madaxweyne Deni oo laga Aqbaly codsi uu udiray Baarlamaanka

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa saaka ogolaaday codsi uga yimid madaxweyne Deni oo ka dalbaday in ay u kordhiyaan wakhtig...

Booliska Qardho oo qabtay gacan ku dhiigle dil geystay

Taliska Booliska Gobalka Karkaar ayaa gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle Cabdiraxman Maxmuud Cali oo dilka u geestay Alle ha u nax...

Muxuu madaxweyne Deni ka codsaday Baarlamaanka Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka codsaday Golaha Wakiilada, in muddo 45 cisho ah loogu daro soo magacaabista ...

FIFA oo bogaadisay tartanka ciyaaraha ee ka socda Muqdisho

Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa bogaadiyey tartanka ciyaaraha maamul gobaleedyada dalka iyo gobolka Banaadir kaas oo ka so...

Xuutiyiinta oo Markab ganacsi ku gubay badda cas

Markab nooca shidaalka qaada ah ayaa ku gubanaya gacanka Cadmeed, sida ay sheegtay shirkadda gacanta ku haysa, kadib markii Xuut...

Abiy Ahmed;”Ethiopia wax dan ah uguma jirto inay dagaal la gasho Somalia”

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka sheegay kulan ay lahaayeen xubnaha golaha dhexe ee xisbigiisa in aysan jirin wax da...

Maxkamadda Sare Kenya oo hor istaagtay in ciidamo Booliis ah oo loo dirayo dalka...

Maxkamadda Sare Dalka Kenya ayaa Dowladda ka diiday in ciidamo Booliiska ay u dirto Dalka Rabshadaha badan ay ka dhacayaan isla ma...

Facebook Feed

Twitter Feed