Somali News

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo la kulmay safiirka Maraykanka ee dalkaasi

Safiirka dowladda DFS u fadhiya dalka Kenya danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Maraykanka e...

Burcadbadeeda Soomaalida oo siidaayay 9 kaluumaysato ah oo Yamaniin ah

Sagaal kaluumaysato ah oo u dhashay dalka Yemen oo ay qafaasheen kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa la sii daayay, waxaana ay ...

Madaxweynaha Masar oo martiqaad u fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi ayaa marti-qaad u fidiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu booqasho ku ...

Kulan dhexmaray Taliyayaasha milatariga Somaliland iyo Itoobiya

Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxa kulan ku yeeshay mas’uuliyiin ka kala socday Itoobiya iyo Somaliland, kuwaas o...

Jabuuti oo difaacday Madaxbanaanida dhulka Soomaliya

Dowladda Jabuuti ayaa war ka soo saartay khilaafka culus ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiis Soomalila...

Xildhibaanada Wakiilada Somaliland oo soo saaray qoraal lagu cambaaraynayo Sooma...

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo saaray qoraal ay ku cambaaraynayaan farogalin ay sheegeen in ay dowlada Soomaal...

Ilyaas Lugatoor oo loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland

Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland. Mudane Ilyaas Lugatoor oo ka soo jeeda Gobol...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay Doorashada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doo...

MW Hore Farmaajo oo war ka soo saaray Doorashada Madaweyne Deni

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ugu Hambalyeeyay Dib...

RW Xamse oo u Hambalyeeyay Madaxweyne Deni

Ra'iisul wasaaraha Soomaliya Xamse Cabdi Bare ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Denu ugu Hambalyeeyay dib u doorashada ...

DFS oo Taageertay dib u Doorashada Madaxweyne Deni

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta mar kale lo...

Madaxweyne Deni oo markale loo doortay Madaxweynaha Puntland

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu guulaystay doorashada madaxweynaha Puntland ee 2024-2019, kadib markii uu ...

Facebook Feed

Twitter Feed