Somali News

Puntland oo u jawaabtay Agaasimaha Hay’adda SODMA

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa si adag ugu jawaabtay guddoomiyaha h...

MW Lafta-Gareen oo la kulmay safiirka Itoobiya ee Soomaliya

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar kula yeesh...

DFS oo sheegtay in Deni ka diiday gurmad ay gaarsiin lahayeen Puntland

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SODMA), Maxamuud Macallin, ayaa Sabtidii shaaca ka qaada...

Maxay ku Hishiiyeen Soomaliya iyo Jabuuti?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xarunta Wasaaradd...

MW Qoorqoor oo magacaabis iyo xilka qaadis sameeyay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xilka ka qaaday qaar kamid ah Golahiisa Wasiiradda, isagoo magacaabay kuwo...

Sidee Madaxda Soomaalida uga falceliyeen Doorashada Hoggaanka Waqooyi Bari?

Doorashadii maanta ka dhacday magaalada Laascaanood ee lagu doortay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa dowlad goboleedka Waqooyi Bari...

Firdhiye iyo Abwaan oo loo doortay Maamulka WBS

Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka dowlad goboleedka Maamulka Waqooyi Bari oo saacadihii la soo dhaafay ka socotay magaalada ...

Maamulka Mandhera oo walaac ka muujiyay joogitaanka Ciidamada Jubaland ee dalkaa...

Guddoomiyaha Gobolka Mandera ee dalka Kenya, Maxamed Aadan Khaliif, ayaa si adag uga hadlay walaaca weyn ee la xiriira joogitaanka...

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay Hishiis difaac

Golaha Wasiiradda XFS ayaa ansixiyay heshiisyo difaaca ah oo Soomaaliya la saxiixatay dalalka Urdun, Qadar iyo Pakistan. Kulank...

SBC Radio Live

Facebook Feed