Somali News

Aqoonsiga Falasiin oo saameeyay shirka Qaramada Midoobay ee maanta furmaya

Shirka 80aad ee Qaramada Midoobay maanta furmaya waxaa saamayn ku reebay aqoonsiga Dowlado badan ay siiyeen Falastiin, waxaa jira ...

RW Xamse oo sheegay in dalku ka gudbey siyaasaddii ku dhisnayd qabyaaladda.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Somalia ahna guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda, Istaraatiijiyadda iyo Qorsh...

MW Deni oo la kulmay Gudiga hormarinta Boosaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Horumarinta Magaalada Boosaa...

Madaxweynaha Suuriya oo gaarey dalka Mareykanka

Madaxweynaha Suuriya, Maxamed Al-Julani, ayaa markii ugu horreysay gaarey dalka Mareykanka, si uu uga qeyb galo shirka golaha guud...

Maamulka degmada Qardho oo digniin ka soo saaray biyaha roobka.

Maamulka degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa qoraal uu soo saaray digniin ugu diray dhammaan ganacsatada iyo qaybaha ka...

RW Xamsa oo dhagax-dhigay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada, H...

Maraykanka oo Puntland ku bogaadiyay la dagaallanka ISIS

Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Riley, Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee ka howlgala Afrika, Major General Claude Tudor, iyo Tal...

MW Xasan oo Qaabilay Xiddigta Caalamiga ah ee Feerka, Ramla Cali

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soo...

DFS oo ku eedeysay Golaha Ammaanka inuu ku guul darreystay ilaalinta xuquuqda da...

Soomaaliya ayaa ku eedeysay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu ku guul darreystay dhaqangalka qaraar loogu talagalay ilaali...

Golaha shacabka oo eedeyay MW Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku mideysan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa qoraal ay si wadajir ah u ...

Siyaasi Xasan Shire oo eedeymo u jeediyay Madaxweyne Puntland

Wasiirkii hore ee maaliyadda Xasan Shire Abgaal oo maanta Garowe kusoo laabtay tan iyo markii looga guulaystay doorashadii madaxti...

MW Xasan Sheekh ” Lama dhageysanayo dadka Banaanka ka qeylinaya ”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dhegaysan doonin siyaasi ama dowlad-goboleed...

SBC Radio Live

Facebook Feed