Somali News

Fannaan ku eedeysnaa kufsiga carruurta oo xabsiga lagu dhex dilay

Fannaankii caanka ahaa, Ian Watkins, ayaa geeriyooday kadib markii xabsiga lagu dhex weeraray, sida ay xaqiijiyeen ilo gudaha xa...

Taliyaha NISA “Waxaa jira ciidamo dhac ka geystay gudaha Beledxaawo oo ka yimid ...

Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ee gobolka Gedo, Cabdirashiid Janan, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bix...

Afghanistan & Pakistan oo ku dagaalamay xadka labada Dal kala qaybiya

Ciidanka Taliban ee talada Maamulka Afghanistan gacanta ku haya iyo kuwa Pakistan ayaa ku dagaalamay xadka labada Dal kala qaybiya...

MW Deni oo ka hadlay geerida nabadoon lagu dilay Calmiskaad

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey Geerida ku timid AUN Nabadoon Cabdi Hayaan Saalax Ismaa...

RW Xamse oo isbadal ku sameeyay Agaasimayaal guud

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee laba ka mid ah w...

Golaha Shacabka BFS oo u codeeyay Guddiga Madaxabannan ee Xuquuqul-Insaanka

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday ansixinta Guddiga Madaxabannaan ee Xuqu...

DFS oo digniin adag ka soo saartay Isticmaalka agabka ciidanka

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa digniin adag kasoo saaray in la isticmaalo Calaamadaha, Gaadiidka iyo waxyaabaha u g...

Jubaland oo dacwad ka gudbisay Dowlada Soomaliya

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, oo haatan ku sugan gobolka Gedo, ayaa si adag u dhaliilay Dowladda Federaa...

MW Lugatoor oo si adag uga hadlay heshiiskii Puntland iyo Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebiley ayaa ka hadlay coladdii ka dhacday degmada Ceerigaabo ee ...

Shacaba Qaza oo bilaabay dib ugu noqoshada Guryahoodii laga barakiciyay

Kumanaan ruux oo Shacab ah ayaa billaabay in ay dib ugu laabtaan Guryahooda oo ku yaalla Waqooyiga Magaalada Gaza kaddib markii ci...

Maria Corina Machado, oo ku guuleystay abaalmarinta Nobel

Abaalmarinta “Nobel Peace” waxaa sanadkan la siiyay haweeney iyadoo dhibaato jirtay dimuqraadiyada u istaagtay. María Cor...

Jubbaland oo DFS uga digtay Faragelin Gobolka Gedo

Kulan Golaha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Jubbaland ku yeeshay Magaalada Kismaayo isla markaana uu shirguddoomiyay Madaxweyne Axme...

SBC Radio Live

Facebook Feed