Somali News

Golaha Shacabka oo Dood ka yeeshay Sharciga La-dagaallanka Burcad Badeedka

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda sideedaad ee kalfadhiga 7-aad, kaas oo uu s...

Puntland oo ku dhawaaqday in lasoo afjaray Daacishtii ka dagaalamaysay Calmiskaa...

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay in Puntland ay guul weyn ka gaartay dagaalkii ay kula jirtay uru...

Isimada Gobolka Bari oo soo saaray war murtiyeed ku saabsan xaaladda Puntland

Shir maalmo u socday isimada dhaqanka ee Gobolka Bari ee magaalada Boosaaso ayaa lagu soo gabagabeeyay war murtiyeed ay kaga hadla...

Shirkii Golaha Wasiirada Jubaland oo looga hadlay arimaha Doorashooyinka

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada...

Maxaa lagu ansixiyay shirkii Golaha Wasiirada Soomaliya?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana shir-guddoominayey ...

Tahriibayaal badan oo ku geeriyooday xeebaha dalka Tunisa.

Ugu yaraan 40 qof oo tahriibayaal ah, oo ay ku jiraan carruur, ayaa geeriyooday kadib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay xeeb...

Gudoomiye Aadan oo ka hadlay Maxaabiista Soomaliland laga hayo

Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku xiray sii deynta maxaabiista ciidamada Somaliland ee ay gacanta ku hayaan, in la gaaro he...

Agaasimihii PDRC oo Garowe lagu Aasay

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo ay weheliyaan guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed S...

Taliyaha Booliska Soomaliya oo gaaray Ciraaq

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka C...

Go’aamo kasoo baxay shirka nabadda ee beelaha gobolka Sanaag

Shirkii beelaha wada dega gobolka Sanaag uga socday magaalada Ceerigaabo ayaa laga soo saaray qodobo ay ugu muhiimsan yihiin in na...

Ayatollah Khamenei oo Trump ku tilmaamay beenaale

Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan Ayatollah Ali Khamenei ayaa Isniintii ku gacan seyray wadahadal dib u cusbooneysiin ah oo uga ...

Galmudug oo mamnuucday in la soo dajiyo gaadiidka Cabdibilaha

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta soo saartay amar lagu joojinayo soo dejinta iyo keenista gawaar...

SBC Radio Live

Facebook Feed