Somali News

Tahriibayaal badan oo ku geeriyooday xeebaha dalka Tunisa.

Ugu yaraan 40 qof oo tahriibayaal ah, oo ay ku jiraan carruur, ayaa geeriyooday kadib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay xeeb...

Gudoomiye Aadan oo ka hadlay Maxaabiista Soomaliland laga hayo

Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku xiray sii deynta maxaabiista ciidamada Somaliland ee ay gacanta ku hayaan, in la gaaro he...

Agaasimihii PDRC oo Garowe lagu Aasay

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo ay weheliyaan guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed S...

Taliyaha Booliska Soomaliya oo gaaray Ciraaq

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka C...

Go’aamo kasoo baxay shirka nabadda ee beelaha gobolka Sanaag

Shirkii beelaha wada dega gobolka Sanaag uga socday magaalada Ceerigaabo ayaa laga soo saaray qodobo ay ugu muhiimsan yihiin in na...

Ayatollah Khamenei oo Trump ku tilmaamay beenaale

Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan Ayatollah Ali Khamenei ayaa Isniintii ku gacan seyray wadahadal dib u cusbooneysiin ah oo uga ...

Galmudug oo mamnuucday in la soo dajiyo gaadiidka Cabdibilaha

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta soo saartay amar lagu joojinayo soo dejinta iyo keenista gawaar...

MW Deni oo ka tacsiyeeyay Geerida Agaasimihii PDRC

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Agaasimihii Hay’adda PDRC Allaah ha u...

Garowe: Agaasimihii PDRC oo Geeriyooday

Agaasimihii hay’adda PDRC, Cali Faarax Cali (Farmayeeri) ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Garowe oo ku xanuunsanaa maalmihii ...

Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo waraaqaha aqoonsiga danjirnimo u gudbiyey Dow...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika, Ilyas Cali Xasan, ayaa nuqulka waraaqaha aqoonsi...

NISA oo howlgal ka fulisay gobolka Hiiraan

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka  Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa Xalay howlgal qo...

Maxay kawada hadleen Soomaliya iyo Masar ?

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisaalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa Masar, Badr Abdelatty oo ku kulmay shirweynaha sha...

SBC Radio Live

Facebook Feed