Somali News

Puntland oo go’aamo soo saartay

Golaha wasiirada Puntland oo maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha ayaa soo saaray labo go’aan oo Puntland ku doonayso in ay uga...

Midowga Yurub oo Markab dagaal u soo diray Xeebaha Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa xeebaha Soomaaliya u diray markab dagaal oo ka tirsan howlgalka la dagaallanka burcad-badeedda ee Howlgalka Atl...

Madaxweynaha Ukraine oo la kulmay Safiirka Soomaaliya ee dalkaasi

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalkaasi, Maxame...

DFS oo si adag u cambaareysay kiis kufsi ah oo ka dhacay Xingalool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay fal kufsi ah oo dhowaan ka dhacay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag, ...

Maxkamadda Sare ee CQS oo liiska Ciidamada ka saartay Sarkaal Dil & Ciqaab ...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo aqbashay racfaanka uu soo qaatay Sharma’arke Cabdulqaadir Cali oo katirsan ciidanka B...

Muslimkii ugu horeeyay oo Loo doortay inuu noqdo Duqa Magaalada New York

 Zohran Mamdani oo ah nin asal ahaan kasoo jeeda dalka Hindiya, islamarkaana kusoo barbaaray dalka Uganda ayaa ugu dambayn ku guul...

MW Xasan Sheekh oo Kormeeray Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay'adda Socdaalka...

Golaha Shacabka oo Dood ka yeeshay Sharciga La-dagaallanka Burcad Badeedka

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda sideedaad ee kalfadhiga 7-aad, kaas oo uu s...

Puntland oo ku dhawaaqday in lasoo afjaray Daacishtii ka dagaalamaysay Calmiskaa...

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay in Puntland ay guul weyn ka gaartay dagaalkii ay kula jirtay uru...

Isimada Gobolka Bari oo soo saaray war murtiyeed ku saabsan xaaladda Puntland

Shir maalmo u socday isimada dhaqanka ee Gobolka Bari ee magaalada Boosaaso ayaa lagu soo gabagabeeyay war murtiyeed ay kaga hadla...

Shirkii Golaha Wasiirada Jubaland oo looga hadlay arimaha Doorashooyinka

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada...

Maxaa lagu ansixiyay shirkii Golaha Wasiirada Soomaliya?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana shir-guddoominayey ...

SBC Radio Live

Facebook Feed