Somali News

Xildhibaan Cumar Cali oo loo doortay xubin ka mid ah Guddiga Dastuurka

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa afaraad, waxaana shir guddoominayay...

Wakiilka Cusub ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan Cabdiwali Gaas oo...

Maanta oo Isniin ah, Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay Dr. Abdiweli Maxamed Cali...

MW Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Addis-Ababa

Madaxweynaha  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas...

RW Xamse iyo Safiirka Qatar oo Muqdisho ku kulmay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...

MW Xasan Shiikh oo ka hadlay Munaasabadda maalinta Calanka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan ...

Dhulgariir ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka Itoobiya

Dhul gariir lagu qiyaasay ilaa 5.6 ah cabirka dhul-gariirda lagu qiyaaso ayaa laga soo sheegay magaalooyin ka tirsan gobolka Tig...

Fannaan ku eedeysnaa kufsiga carruurta oo xabsiga lagu dhex dilay

Fannaankii caanka ahaa, Ian Watkins, ayaa geeriyooday kadib markii xabsiga lagu dhex weeraray, sida ay xaqiijiyeen ilo gudaha xa...

Taliyaha NISA “Waxaa jira ciidamo dhac ka geystay gudaha Beledxaawo oo ka yimid ...

Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ee gobolka Gedo, Cabdirashiid Janan, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bix...

Afghanistan & Pakistan oo ku dagaalamay xadka labada Dal kala qaybiya

Ciidanka Taliban ee talada Maamulka Afghanistan gacanta ku haya iyo kuwa Pakistan ayaa ku dagaalamay xadka labada Dal kala qaybiya...

MW Deni oo ka hadlay geerida nabadoon lagu dilay Calmiskaad

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey Geerida ku timid AUN Nabadoon Cabdi Hayaan Saalax Ismaa...

RW Xamse oo isbadal ku sameeyay Agaasimayaal guud

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee laba ka mid ah w...

Golaha Shacabka BFS oo u codeeyay Guddiga Madaxabannan ee Xuquuqul-Insaanka

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday ansixinta Guddiga Madaxabannaan ee Xuqu...

SBC Radio Live

Facebook Feed