Somali News

Puntland oo shaqada ka joojisay hantidhawre xiriir la yeeshay DFS.

Xukuumadda Puntland ayaa shaqadii ka joojisay mid kamid ah hawl-wadeenadii wasaaradda xanaanada xoolaha Puntland, sababo la xiriir...

Sarkaal u dhow Putin oo qarax lagu dilay

Wararka ka imaanaya Magaalada Moscow ee Caasimadda Ruushka ayaa kusoo warramaya in maanta qarax lagu dilay Madaxii tababarrada Cii...

Rag hubeysan oo dad ku dilay Koofur Afrika

Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in uu socdo baadigoob uu ugu jiro toogasho ka dhacday baar ay ku dhinteen 9 qof halk...

Masar oo Soomaliya ka taageeraysa dagaalka AS

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay dhigiisa dalka Masar Dr. Badr Abdelatty, xilli ay ka wad...

War-murtiyeed laga soo saarey shirka Mucaaradka ee ka socday Kismaayo

Xubnaha Mucaaradka siyaasadeed ee dalka ayaa oggolaaday in ay wadahadal la yeeshaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, X...

Koofur Afrika oo dalkeeda ka ceyrisay shaqaale Kenyan ah

Koofur Afrika ayaa ku eedaysay Maraykanka in ay isticmaaleen muwaadiniin Kenyan ah oo aan haysan ogolaansho shaqo oo ku taal xar...

MW hore Sheekh Shariif oo gaaray magaalada Kismaayo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheikh Axmed ayaa maantay gaaray magaalada Ksimaayo halkaas oo la filayo in uu ...

RW Xamse oo gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Soomaliya

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen kaga dhageystay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka i...

Shaqaalaha Garoonka Aadan Cade oo dibadbaxyo sameeyay

Qaar kamid ah shaqaalaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka shaqo joojin sameeyey iyagoo shirkadda ...

MW Deni oo gaaray magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd ka degay magaalada Kismaayo, haalkaas oo ...

Midowga Afrika oo ka shiray Mustaqbalka Ciidanka AUSSOM

Golaha nabadda & Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa kulan gaar ah ka yeeshay Mustaqbalka howlgalka Ciidanka AUSSOM oo u baahan ta...

DG Koofur Galbeed oo qaylo dhaan ka soo saartay Abaarta

Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa ka qayliyo dhaamisay xaaladaha abaar iyo macluusha ka dhalatay ee saamaynta taban ku reebtay...

SBC Radio Live

Facebook Feed