Somali News

MW Hore Farmaajo muxuu u yimid Muqdisho?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada  Muqdisho Hadal kooban oo...

Maraykanka oo ka digay Farogelin lagu sameeyo doorashadiisa madaxtinimada

Saraakiisha ammaanka ee Maraykanka ayaa ku dhiiranaya inay si cad uga hadlaan, farsamada casriga ah ee sida xawliga ah ku socota, ...

MW Xasan Sheekh gaaray dalka Turkiga

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Antalya ee Dalka Turkiga si uu uga qaybgalo madasha diblumaas...

MW Xasan Sheikh oo hadal ka jeediyay shirka isbeddelka cimilada oo Nairobi ka so...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee S...

RW Xamse oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowl...

DFS iyo Mareykanka oo xoojinaya waxbarashada caruurta Soomaliyeed

Dowlada Soomaliya iyo Mareykanka ayaa ku hishiiyay balaarinta iyo hormarinta waxbarashada caruurta Soomaliyeed sida lagu yiri war ...

MW Deni oo magacaabay Golaha wasiirada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u magacaabay Golihiisa Wasiirada Cusub. 1. Wasiirka Caddaaladda ...

”Abiy Ahmed wuxuu heshiis ka saxiixday Nin tuulo jooga” RW Xamse Cab...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Madaadii’da Nabadda ee S...

MW Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Nairobi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala q...

Goorma la shaacinayaa liiska Golaha Wasiirada Puntland?

Madaxtooyada Puntland ayaa lagu wadaa in ay soo saarto saacadaha soo socda liiska cusub ee Golaha Wasiirada Puntland. Mudda 30 ...

MW Xasan Sheekh oo gudoomiyay shirka amniga qaranka

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ka qeyb...

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Nin dilay gabadh Ardayad ahayd

War ka soo baxay taliska booliska gobolka Nugaal ayaa lagu sheegay in gacanta lagu dhigay eedeysane Abshir Cabdiraxmaan Abshire oo...

SBC Radio Live

Facebook Feed