DFS iyo Mareykanka oo xoojinaya waxbarashada caruurta Soomaliyeed

Dowlada Soomaliya iyo Mareykanka ayaa ku hishiiyay balaarinta iyo hormarinta waxbarashada caruurta Soomaliyeed sida lagu yiri war saxaafadeed si wadajir ah uga soo baxay labadan dowladood.

qoraalka ayaa lagu sheegay in mihiimada koowaad ay tahay in laga gudbo caqabadaha hortaagan waxbarashada caruurta si loo helo natiijo waxbarashada oo tayo leh islamarkaana la xoojiyo goobaha waxbarashada .

halkan ka Akhrsiyo War saxaafadeedka Dowladaha Soomaliya iyo Mareykanka.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed