Somali News

Codeynta doorashada oo ka socota dalka Uganda, xilli Madaxweyne Museveni wajahay...

Waxaa maanta oo khamiis ah dalka Uganda si rasmi ah uga bilaabatay codbixinta doorashada guud ee wadankaasi, iyadoo madaxweyne Yow...

Soomaaliya oo gabi ahaan burisay heshiisyadii ay hore ula gashay Imaaraadka Cara...

Kulan ay maanta Golaha Wasiirrada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu buriyay dhammaan hes...

Golaha Shacabka BFS oo u codeeyay Axdiga Xakamaynta Tubaakada

Kulan maanta Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ku yeeshay xaruntiisa waxa ay Xildhibaannadu u codeeyeen Axdig...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay midnimada Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda Dowadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay sabab u yihiin aqoonsig...

Qadar oo mar kale ku celisay in ay taageerayso midnimada iyo madaxbannaanida Soo...

Wafdi sare oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Dooxa, halkaasi oo ay kulan kula yeesheen Madaxda sa...

Abiy Axmed oo lagu soo dhoweeyay Jabuuti

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saakay gaaray dalka Jabuuti, halkaas oo uu kusoo dhoweeyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar ...

Mareykanka oo weerar ku ekeeyay Daacish

Mareykanka iyo ciidamada isbaheysiga ah ayaa qaaday weeraro ballaaran oo ka dhan ah kooxda Daacish (IS) ee Suuriya, sida uu shaa...

Doon sidday muhaajiriin oo ku qallibmatay Turkiga

Hal qof ayaa dhintay shalay toddobo kalena waa la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay badda Aegean ee xeebaha...

Dowladda Suudaan oo maanta dib ugu soo laabatay caasimadda Khartuum

Dowladda  Suudaan ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dib ugu soo laabatay caasimadda dalka ee Khartuum, ka dib muddo ay x...

Soomaaliya iyo Falastiin oo sharci darro ku tilmaamay aqoonsiga Israa’iil ee Som...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kulan gaar ah kula yeeshay ...

Trump oo digniin udirey Nigeria

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka digay inuu amri karo weerarro kale oo cirka oo uu ku qaado Nigeria, haddii la sii w...

Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Turkiga

Wasiirka madaxtooyada Madaxbannaanida ee Somaliland Khadar Xuseen Cabdi oo goor dhow shir jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa ...

SBC Radio Live

Facebook Feed