Somali News

MW hore Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Madaxweynihii hore ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada ...

Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah ee...

Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaalad...

Golaha Wasiiradda XFS oo ka wada hadlay amniga doorashooyinka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyago...

Amniga caasimada Muqdisho oo shir laga yeeshay

Taliyaha qeybta guud ee ciidanka Booliska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin  ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee amniga mag...

Pakistan oo sheegtay inay tallaabo ka qaadi doonto Afghanistaan

Wasiirka Difaaca Pakistan ayaa sheegay, in Pakistan aysan meesha ka saari karin inay tallaabo ka qaado Afghanistan, ka dib qarax...

Golaha Mustaqbalka Soomaliya oo war soo saaray

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa war-saxaafadeed ka soo s...

Kiisas naxdin leh oo la horgeeyay Maxkamada ciidamada qalabka sida

Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xubno katirsan iyo baarayaal la socda ay tageen Gobolka Shabeelaha Ho...

Madaale oo ka hor timid Musharaxnimada Mungaab ee Duqa Muqdisho

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa si cad uga horyimid magacaabista duqa hadda joo...

Puntland oo magacawday Gudiga Abaaraha

Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugtoor ayaa maanta ku dhawaaqay guddiga gurmadka abaar...

12 Qof oo ku dhintay Qarax ka dhacay Pakistaan

Wasiirka arrimaha gudaha Pakistan ayaa sheegay in weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay bannaanka hore ee maxkamad ku taalla magaal...

RW Xamse iyo Safiirka Jarmalka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Dowladda Ja...

Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde oo Shaqo Joojin Sameeyay

Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cab...

SBC Radio Live

Facebook Feed