Somali News

MW Muuse Biixi oo weerar afka ah ku qaaday madaxda DFS

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa munaasibada 18 May ka sheegay in uu dhawaan fulayo heshiiska Somaliland iyo Itoobiy...

MW Deni ” Nama quseyso wixii ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga ̶...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay shirkii uu bannaan joogga uu ka ahaa ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee...

Xuska 18 May oo laga xusay magaalooyinka Soomaliland

Munaasibada 18 May ee 33 guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland ku dhawaaqday gooni isutaaga 1991, ayaa si wayn looga xusay ...

MW Xasan Sheekh oo Ubax dhigay taalada SYL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya doorka halyeeyadii hormuudka u ahaa ...

Sayid Cali Macallin Daauud oo markii 2aad dil lagu xukumay

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah go’aan ka gaartay kiiska Sayid Cali Macallin Daauud oo racfaan kaso...

James Swan oo mar kale loosoo magacaabay ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa  James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka u maagacaabay inuu noqdo Ku-simaha Ergeyga Gaar...

MW Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Villa Somali...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirguddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee d...

Puntland oo fasaxday ajaanib horey uga tirsanaa kooxda Daacish

Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa xorriyadoodii usoo celisey 6 eedaysane oo ajaanib ah oo hor...

Hakad ku yimi gargaarkii bini’aadanimo ee la geyn jiray marinka Qaza

Gargaarka bini'aadanimo ee ay ahayd in la geeyo marinka Qaza ayaa sii yaraanaya, ka dib markii la xidhay, labadii goobood ee ugu w...

Maraykanka iyo Shiinaha oo ka wada hadlaya xakamaynta ‘Garaadka Macmalka a...

Masuuliyiin sarsare oo ka kala socota Maraykanka iyo Shiinaha ayaa qorshaynaya inay ku kulmaan dalka Switzerland, maalinimada Sala...

Daadad ku dhuftay Afghanstan oo khasaare dhaliyay

Saraakiisha Afgaanistaan ayaa sheegay Axadii shalay, in tirada dadka ku dhintay daadadkii Jimcihii ku dhuftay waqooyiga gobolka Ba...

Israel oo 19 Qof Ku Dishay Duqeyn Ay Ka Geysatay Gaza

Israa’iil ayaa taangiyo u dirtay bariga deegaanka Jabaaliya ee waqooyiga Marinka Gaza subaxnimadii hore ee Axaddii , ka dib markii...

SBC Radio Live

Facebook Feed