Somali News

Taliyaha Ciidanka Xoogga muxuu kala hadlay saraakiisha ATMIS?

Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaliya S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub...

DFS oo sheegtay in Taiwan ay u aqoonsan tahay dhul ka tirsan Shiinaha

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay aqoonsan tahay Taiwan inay tahay qayb ka tirsan Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha....

MW Xasan Sheekh oo hal arin darteed uga dagay Dhuusamareeb

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, halkaas oo uu ku soo dhaw...

RW Xamse” Itoobiya waxaan leeyahay hadii aad na deyn weydaan ….̶...

R'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay damaca dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeyb ka mid ah dhu...

Shil naxdin leh oo ka dhacay Gobolka Faafan ee deegaanka soomalida

Shil khasaare geystay ayaa ka dhacay degmada Shabeeley oo katirsan gobolka Faafan ee Dowlad degaanka Soomaalida. Shilkan ayaa d...

MW Xasan Sheekh oo warqadihii Aqoonsinimo ka gudoomay Afar safiir

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirr...

Xulka Koonfur-Galbeed oo u duulay Baydhabo ka dib weerarkii……”...

Ciyaartoyda xulka kubada cagta Koonfur-galbeed ayaa saaka ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee caasimada dal...

Maxay tahay fariinta uu Maraykanku u diray Iran?

Madaxweyne Mareykanka Biden ayaa sheegay in Maraykanku uu Iran u gudbiyay fariin gaar ah oo ku saabsan Xuutiyiinta Yemen ka dib ...

Yaa ku guuleystay doorasho madaxtinimo oo ka dhacday Taiwan…..”

William Lai Ching-te oo ka socda xisbiga talada haya ee Democratic Progressive Party (DPP) ayaa ku guuleystay doorashada madaxtini...

Khasaare ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay colombia

In ka badan 33 qof oo u badan caruur ayaa ku dhintay dhul go’ ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay waqooyi-galbeed ee Colomb...

Muxuu ku qotomaa socdaalka Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ee Garowe?

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweyne ku x...

Al-shabaab oo gacanta ku dhigay Muwaadiniin u dhashay Ukraine

Muwaadiniin u dhashay dalka Ukraine oo la sheegay inay saarnaayeen diyaarad nuuca qumaatiga u kacda ayaa la sheegay in ay u gacan ...

Facebook Feed

Twitter Feed