Somali News

Khasaare ka dhashay diyaarad ku dhacday Degmada Ceelbarde

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Diyaarad nooca Gargaarka oo ku dhacay Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool. diyaraad...

Imaaraadka carabta oo taageertay madaxbannaanida Soomaaliya.

Dowladda Imaaraadka carabta oo taageertay madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Dowlada Soomaaliya. War ka soo baxay Wasaara...

DFS oo soo dhaweysay war ka soo baxay Midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marn...

Midowga Afrika oo si adag uga hadlay damaca Ethiopia ee xeebaha Soomaaliya

Golaha amniga iyo nabadgalyada ee Midowga Afrika ayaa muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta madaxbanaanida dhuleed iyo ...

Shir looga hadlay xiisada Itoobiya iyo Soomaliya oo ka furmaya Kampal

Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo ah mid aan caadiga aha...

MW Xasan Sheekh oo shir uga qeyb-galaya Kampala

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. ...

Shirkada Ethiopia Airline war cusub ka soo saartay diyaarad laga celiyay

Mesfin Tasew, oo ah madaxa fulinta ee shirkadda Ethiopian Airlines, oo war ka soo saaray diyaarad laga soo celiyay Hargeysa ayaa y...

Maxay u celisay DFS diyaarad laga leeyahay Itoobiya oo ku socotay….

Hay’adda duulista rayidka ah ee dowlada Soomaliya ayaa xaqiijisay in ay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad laga leeyahay dalka ...

Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal oo baahiyey xogta diyaaradda ka degtay Hargeysa

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa ka degtay diyaarad hadalhayn dhalisay oo ka dambeysay kadib markii ay dawladda Fe...

From Mogadishu to the World: The Story of Garaad the Robot

Garaad is a new robot developed by Zamzam University in Mogadishu, Somalia, as part of an effort toward technological advancement ...

Hay’adda SODMA oo dawo gaarsiisay magaalada Ceeldheer

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliya ee SoDMA ayaa degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug waxa ...

Mareykanka oo hal arin darteed uga horyimid Hishiiskii Itoobiya iyo Somaliland &...

War kasoo baxay aqalka Cad ee Maraykanka ayaa walaac looga muujiyay heshiiskaas dhawaan dhexmary Itoobiya iyo Soomaliland kaas oo ...

SBC Radio Live

Facebook Feed