Somali News

James Swan oo la kulmay RW Hore Rooblle

Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Ergeyga KMG ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan So...

MW Cirro oo la kulmay guddiga Tirakoobka Ciidanka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa maanta la kulmay guddigii dhowaan loo xilsaaray tirakoobka Cii...

Xamaas oo sii deysay 3 Israa’iiliyiin ah

Xamaas ayaa Sabtida maanta ah sii deysay saddex nin oo Israa’iiliyiin ah oo ay haysteen, iyadoo taa beddelkeedana Israel ay sii de...

Puntland oo ka mamnuucday saxaafadda inay tagaan furimaha dagaalka

Maamulka Puntland ayaa saxaafadda ka mamnuucay inay xiriir la sameeyaan kooxda Daacish, oo ay Puntland kula dagaalamayso buuraha C...

Soomaaliya oo Japan oo kala hadashay xoojinta iskaashiga Amniga

Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa kulan gaar ah kula ya...

Taliye Asad oo kormeeray qaybo kamid ah Magaalada Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer uu ugu kuurgalayay amniga Magaaada Muqdish...

Puntland oo ku dhawaaqday wajiga 2aad ee howlgalka Buuraha Calmiska

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu billaaban doono wejigii labaad ee dagaalka ka dhan ah IS oo ka bi...

Guddoomiye Yabooh ” Shacabka Muqdisho Qof iyo cod diyaar bay u yihiin R...

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyee...

DFS oo u digtay hay’addaha Maxaliga iyo kuwa Caalamiga ah

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ku socda hay'ad...

Puntland oo ka digtay dhibaateynta shacabka Ajaanibta ah

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa ka hadashay ilaalinta xuquuqda aadanaha ee dadka ajaanibta ah, kaddib markii dadweyne car...

MW Xasan oo la kulmay madaxdii ka qeyb-gashay Shirweynaha Tamarta Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax ...

SBC Radio Live

Facebook Feed