Khaatumo

Pakistan: 4 nin oo dil loogu xukumay ‘aflagaadeynta’ diinta

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa afar nin ku xukuntay dil, kadib markii ay baraha internet-ka ku faafiyeen qoraallo lagu afl...

Culimada Puntland oo ka jawaabay eedeyn loo jeediyay ku dhaliilay

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf, oo ka mid ah culimada waaweyn ee Puntland iyo xubnaha sare ee jameecada Ictisaam, ayaa ku eedeeyay m...

Trump oo sheegay in uu soo afjarayo Dagaalka Ukraine & kan Bariga Dhexe

Madaxweynaha Maraykanka ee maanta la dhaarinayo Donald Trump ayaa sheegay in uu soo afjarayo dagaalka Ukraine iyo kan Bariga Dhexe...

Isra’il oo xalay sii daysay 90 Falastiiniyiin ah

Todobo saacadood kaddib marki ay Xamaas xoreysay saddex ka mid ah la heystayaasha Israa’iiliyiinta, ayaa xalay saqdi dhexe kaddib ...

Hogaamiyaha SSC ” Waan soo ceshan doona Ceerigaabo”

Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo ayaa shacabka SSC ugu baaqay in loo diyaar garoobo dagaal Somaliland lagaga saarayo magaalada C...

SoDMA oo Gargaar gaarsiisay deegaanada SSC Khaatumo

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee  (SoDMA) oo dadaal xooggan ku bixineysa yareynta saameynta taban ee ka dhalatay abaart...

SSC Khaatumo oo Somaliland ku Eedaysay in ay Ceerigaabo Ka Barakicisay 50,000 oo...

Maamulka SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eedeeysay  inay xadgudubyo ka geystay magaalada Ceerigaabo, isla markaana ay barakicisay ...

Trump: Turkiga ayaa hayn doona furaha Suuriya

Madaxweynaha la-doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay in Turkiga “uu hayn doono furaha” waxa ka dhacaya Suuriy...

SSC Khaatumo oo Markale Somaliland Ku Eedaysay Colaada Ceerigaabo

Maamulka SSC Khaatumo ayaa sheegtay in Somaliland ay si badheedh ah u beegsatay qaar kamid ah shacabka Ceerigaabo, kadib dagaal 2 ...

Israa’iil oo duqeyn la beegsatay goobaha lagu kaydiyo hubka ee Suuriya

Israa’iil ayaa xaqiijisay in ay weerar ku qaadday saldhig maraakiibta badda ee Suuriya, taas oo qayb ka ah dadaallada ay ku doon...

Maamulka SSC Khaatumo oo eedeymo u jeediyay Puntland

Maamulka SSC-khaatumo ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku cambaareeyay fara gelin uu sheegay in Puntland ku hayso degaannadooda....

50 sano ka dib Maamulkii Bashar Asad oo ka baxay gacanta Suuriya

Kooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo dalka...

SBC Radio Live

Facebook Feed