Latest News

Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka Yurub

Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay joojisay soo saarista fiisaha dal ku galka Yurub ee loo yaqaano Schengen ee ay siin ji...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo Somaliland uga digay weerarka ay la damacsan tahay ...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Duubabka dhaqanka ayaa ka digay qorshaha duullaanka ah ee Somaliland ee ka dhanka ah Maamulk...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay Xildhibaano loo diiday in ay s...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u cambaareeyay xayiraad socdaalka ah oo uu sheegay in hay'adda NISA ay k...

Shir looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay d...

Waxaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu soo gabagabeeyay shirka dib u eegista labaad ee Barnaamijka dib u habaynta M...

Isra’il oo 492 qof ku dishay dalka Lubnaan

Saraakiisha Lubnan ayaa sheegay in duqeymo cirka ah oo ay Isra’il Isniinti shalay ku garaacday qeybo ka mid ah dalka Lubnan ay ku ...

RW Xamse oo la kulmay Amiirka leh dhaxalka dalka Kuwait, Sheekh Sabaax

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New...

MW Deni ” Puntland diyaar bay u tahay wadahadal fagaare ah ”

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay in ay wada-hadal la gasho dowl...

Somaliland oo walaac ka muujisay hubka ay Masar ugu deeqday Soomaaliya

Somaliland ayaa sheegtay in hubka ay dowlada Masar ugu deeqday Soomaaliya uu gacanta u gali karo qabaa'ilka iyo kooxaha xagjirka a...

MW Xasan Sheekh oo safiiro cusub ku gudoomay warqadaha danjirinimo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka gu...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Shacabka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ...

MW Qoor qoor oo la kulmay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa madaxtooyada ku qaabbilay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya e...

Puntland oo sheegtay inay xaq uleedahay inay hub soo iibsato

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay, in Puntland ay xaq u leedahay inay keensato hub si ay isugu d...

SBC Radio Live

Facebook Feed