Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa madaxtooyada ku qaabbilay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya ee Soomaaliya Alper Aktas iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Dhuusamarreeb.
Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in labada Mas’uul ay ka wada hadleen Labada dhinac ee xaaladda guud ee dalka.
Kulanka ayaa imaanaya xilli uu safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimaadeen Dhuusamarreeb.