Latest News

DFS oo cadeysay sababihii keenay in 2 Cagaf lasiiyo Puntland

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta ka hadlay hadal hayn we...

MW Guudlaawe oo gudoomiyay shirka hormarinta caasimada Jawhar

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Arrima...

Wasiir Fiqi oo gaarey magaalada Kampala ee dalka Uganda

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaal...

Taliye Sanbaloolshe oo soo afjaray khilaaf Siyaasadeed oo ka taagnaa Hiiraan

Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo uu wehlinaayo X...

Taliye Odawaa Yuusuf oo booqday qaar kamid ah Xeryaha Ciidanka Xoogga ee Hiiraan...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta booqday qaar kamid ah xeryaha duleedka Magaalada Baladweyne...

Duqa Muqdisho oo gudoomiyay kulanka amniga caasimada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga Caasim...

RW Xamse oo dhagax-dhigay xarunta Daarul -Itfaa ee Fatwada Diinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo dhagax-dhigay xarunta Golaha Culima...

DFS oo Qaramada Midoobay kala hadashay ka jawaabista Abaaro ka jira dalka

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la qaatay Wak...

Somaliland oo sheegtay in ay qiimeyn ku sammeyn doonto heshiiskii Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo la kulmay Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada, isla m...

RW Xamsa oo xilalka u kala wareejiyay Bashiir Goobe iyo Khadiija Makhzumi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah xilalka ugu kala war...

Aas Qaran oo Baledweyne loogu sameeyay Askartii dhawaan lagu dilay Ceel baraf

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Ra...

SoDMA oo Gargaar gaarsiisay deegaanada SSC Khaatumo

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee  (SoDMA) oo dadaal xooggan ku bixineysa yareynta saameynta taban ee ka dhalatay abaart...

SBC Radio Live

Facebook Feed