Latest News

Weerar ka dhacay Ruushka oo galaaftay Ugu yaraan 60 qof

Ugu yaraan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in ay geeriyootay halka ay dhaawacmeen ku dhowaad 150 kale kaddib markii Rag hubaysan ay rasa...

MW Xasan muxuu ka yiri waxkabadalka dastuurka ?

Madaxweynaha Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dood weliba laga furi karo dib u eegista Dastuurka Kumeel-gaarka ...

Antonio Guterres oo booqanaya xadka Gaza iyo Masar

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa maanta oo Sabti ah inuu booqdo xadka u dhaxeya Gaza iyo Masar...

MW Hore Sheekh Shariif oo lagu soo dhaweeyay Garowe

Madaxweynahii hore ee dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Garo...

MW Xasan oo safiiro cusub ka gudoomay warqadaha safiirnimo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrad...

MW Hore Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Garowe

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland . Ma...

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadla...

Itoobiya oo qabtay 50 tuhmane ah oo maleegayay weeraro Argagixiso

Ciidanka sirdoonka ee dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay inay gacanta ku dhigeen 50 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihii...

MW Deni oo booqday xarumaha Hay’addah amniga Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Hay’adaha Amniga Puntland ee Magaalada Garo...

RW Xamsa ayaa kulan la yeeshay madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa H...

Bangaladesh oo diiday in la weeraro Markab ay haystaan Burcad badeed

Markabka MV Abdullah, oo ay afduubteen kooxaha burcad badeedda Soomaalida ayaa weli lagu haystaa xeebaha, degaanada Puntland, iyad...

MW Deni oo magacaabay Guddoomiyaha Hantidhowrka Guud ee Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 19-ka March 2024, ayaa magacaabay...

Facebook Feed

Twitter Feed