Latest News

Xubno Al-Shabaab ah oo lagu dilay Howgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

In ka badan 30 Al-shabaab ah ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida iyo saaxiibada caalamka kaasi oo ka...

In ka badan 70 xildhibaan oo ka hor yimid waxkabadalka dastuurka

In ka badan toddobaatan xildhibaan oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay shir ayaa...

Qaraar ka dhan ah hub nukliyeerka ah in la geeyo hawada sare oo horyaala QM

Maraykanka iyo Japan ayaa Isniintii u gudbiyey golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay hindisaha qaraar qabyo ah, kaas oo ku saabsan ...

Maraykanka oo Muwaadiniintiisa kala baxay Dalka Haiti

Dowladda Maraykanka aya diyaarado u kiraysay in ay kusoo daadgurayso muwaadiniinteeda ku dhibaataysan dalka Haiti si ay uga hortag...

Sii deynta Cabdi Maxamuud Cumar oo walaac laga muujiyay

Hay’adda xaquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa rajo xumo weyn ka muujisay sii daynta Cabdi Maxamuud Cumar oo loo yaqaan Cab...

MW Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Isaias Afwerki.

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay Aqalka Madaxtooyada dalka Eretariya kulan kula qaatay...

Masuuliyiin ku dhaawacmay weerarkii SYL oo dalka dibadiisa loo qaaday

Diyaarad nooca Militariga ah oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho...

MW Deni oo magacaabay gudiga Dardargalinta Ganacsiga Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay gudiga dardargalinta ganacsiga Puntland . War q...

Burcad Badeedkii Soomalida ahaa ee lagu qabtay Markabka MV Ruen oo Maxkamada la ...

Dowladda Hindiya ayaa ku dhawaaqday in ay Maxkamad soo taagayso Burcad Badeed Soomaali ah oo horay u qafaalatay Markabka Xamuulka ...

Maraykanka oo ka walaacsan in gacan ku hayntiisa Afrika

Maraykanka ayaa aad uga walaacsan qorshaha Ruushka uu isugu faafinayo Qaaradda Afrika, welwelka Xukuumadda Washington ayaa sii kor...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Mudug

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanahaya kuwa dadka ddeegaanka  ayaa hawlgal qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madaxda Hay’adaha amniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...

Facebook Feed

Twitter Feed